Make your own free website on Tripod.com

Kusoo Dhawaaw Mustaf-Yare's Home Page

Home
Dhacdooyinka Somalia
Heeso Somali ah
Cayaaraha
Sawiro aroos

Xawilaada Amaana waa hormuudka xaawaladaha
amaana.gif

Dag Dagsiima doonoo amaana hamoogaa

Waxaa isu duway soona diyaariyay Abdalla Omar & Abdi Elmi

Heesta Maanta

Orodoow Web Waa Haqabtiraha Baahidaada
Wararka Maanta
Maleeshiyada Villa Somaliya Oo U Diiday Geedi Iyo Xusen Caydid Inay Galaan Villada.
Posted by
calin on Tuesday, November 08, 2005 - 03:49 AM (13 Reads)
Maleeshiyada gacanta ku haysa xarunta Villa Somaliya ayaa shalay ka hor istaagay Ra’isal Wasaare Geedi iyo Xuseen Caydiid inay galaan xaruntaas oo ay ku shiraan. Maleeshiyada Villa Somaliya ayaa ka jawaabayay falal qaldan oo lagula kacay maalinkii la soo dhawaynayay Ra’isal Wasaare Geedi.

Read more... (1193 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Lafihii Maydkii Talyaaniga Oo $1.5 Milyan Lagu Gatay.
Posted by
calin on Tuesday, November 08, 2005 - 03:27 AM (13 Reads)
Dowlada Maraykanka ayaa canaan kulul u jeedisay dowlada Talyaaniga ka dib markii ay lacag gaaraysa 1,500,000 US$ kusoo iibsatay haraagii lafihii dadkii Talyaaniga ahaa ee laga soo saaray qabuurihii u dhawaa xarunta SOS

Read more... (1064 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Ilaalada Wasiirka 1aad Oo Dhibaato Ku Haya Dadka degaanka...
Posted by
Editor on Tuesday, November 08, 2005 - 02:26 AM (14 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dadka degan agagaarka saldhigga Boliiska ee degmada Yaaqshiid ay dhiibaato xoogan ku hayaan ilaalada Wasiirka 1aad Prof.Cali Maxamed Geedi..

Read more... (690 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Dowladaha Indonesiya & Filipin Oo Dhuxusha Soomaaliya Daneynaaya...
Posted by
Editor on Tuesday, November 08, 2005 - 02:09 AM (5 Reads)
Dowladaha Indonesiya & Filipiin ayaa sheegay iney daneynayaan sidii xiriir ganacsi & mid siyaasad ula yeelan lahaayeen Dowlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya....

Read more... (720 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Markabkii Dalxiiska Ee Ka Badbaaday Xeebaha Puntland Oo Gaaray Sishilis (Seychelles)
Posted by
calin on Tuesday, November 08, 2005 - 02:03 AM (2 Reads)
Waa Masawir cusub oo laga soo qaaday shalay markabka Seabourn Spirit Waxaa shalay kusoo xirtay xeebaha jaziirada Sishilis ee badwaynta Hindia markabkii dalxiis ee isbuucii hore ka badbaaday maleeshiyaadka Puntland oo isku dayay inay afduubtaan.

Read more... (538 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Garabka Dowlada Ee Jowhar Oo Gaadiid Xamuul Ku Xayiray.....
Posted by
Editor on Tuesday, November 08, 2005 - 01:57 AM (4 Reads)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada dhexe oo xarunta u garabka Dowlada FKMG ah ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Col.C/laahi Yuusuf, ayaa sheegaya in ilaa 50 Gaari oo kuwa xamuulka ah si qasab ah loogu heysto magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Read more... (1308 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Diyaaradaha Dagaalka Ee Mareykanka Oo Hawada Xaradheere Lagu Arkay...
Posted by
Editor on Tuesday, November 08, 2005 - 01:47 AM (6 Reads)
Wararka naga soo gaaraya degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in shalay lagu arkaayay hawada degmada & hareeraheeda diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka oo joog hoose ku socda...

Read more... (872 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Gudoomiyaha Baarlaamnka Oo Muqdisho Maantay Soo Gaaraya...
Posted by
Editor on Tuesday, November 08, 2005 - 01:35 AM (5 Reads)
Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mr. Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho..

Read more... (1280 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Col.C/laahi Yuusuf Oo Xiriiro Taleefono la Sameeyay Xildhibaano Ku Sugan Muqdisho
Posted by
Editor on Monday, November 07, 2005 - 02:36 AM (80 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada FKMG ah ee Soomaaliya Col.C/laahi Yuusuf uu maalmihii ugu dambeeyay ku mashquulsanaa xiriiro taleefano...

Read more... (1023 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Xil. Qanyare Oo Ku Gacan Seyray Kulanka Uu Ku Baaqay Wasiirkiisa 1aad.
Posted by
Editor on Monday, November 07, 2005 - 02:17 AM (20 Reads)
Wasiirka amniga Qaranka dowladda Mr. Max'ed Qanyare Afrax ayaa waxa uu sheegay in wax wada hadal & waan waan aanu la yeelaneyn Ra'isulwasaaraha dowladda TFG prof. Cali Max'ed Geedi oo isagu ku sugan magaalada Muqdisho kuna baaqay kulan maantay iney la yeeshaan wasiiradiisa ku sugan magaalada Muqdisho...

Read more... (1335 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Ergay Ka Socda Col.Barre Hiiraale Oo Jowhar Gaaray
Posted by
Editor on Monday, November 07, 2005 - 02:09 AM (46 Reads)
Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow Col.Barre Aadan Shire Hiiraale Wasiirka Dib u dhiska & Dejita ee Dowlada FKMG ah ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Isbaheyisga Dooxada Jubba ayaa Ergay ka socda uu gaaray shalay magaalada Jowhar...

Read more... (954 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Arday Deeq Waxbarasho Loogu Qaaday Yaman...
Posted by
Editor on Monday, November 07, 2005 - 02:06 AM (11 Reads)
Maanta ayaa la filayaa in 16 arday oo Soomaaliyeed ay ka dhoofaan garoonka lambar 50 ee Gobolka shabeelada hoose, waxeyna ku sii jeedaan dalka Yaman oo deeq waxbarasho oo heer jaamacadeed ah u fidisay...

Read more... (601 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Degmada Kaaraan…
Posted by
Editor on Monday, November 07, 2005 - 01:54 AM (44 Reads)
Shalay galab ayaa Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa wuxuu ka bilaawday dhisme guri oo ku yaala xaafada Ceelka Cali Geedi ee degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac....

Read more... (1019 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Cali M. Gedi Oo Ka Badbaaday Shirqool Laga Soo Maleegay Jowhar
Posted by
calin on Sunday, November 06, 2005 - 02:44 PM (58 Reads)
Labadii bilood ee lasoo dhaafay waxa magaalada Jowhar ka jiray ismaandhaaf u dhexeeyay madaxweyne C/lahi Yusuf iyo Ra'isal Wasaare Geedi ka dib markii Ra'isal Wasaaruhu uu ku dhawaaqay inuu Muqdisho aadi doono. Dhowr mar ayuu baaqday Mud. Geedi waxaana qilaafkooda markii dambe kusoo biiray Max'ed Dheere oo la saftay madaxweyne Yusuf una arkay in aadida Muqdisho aysan dani ugu jirin isaga maadaama uu ku dhex milmayo mowjadaha siyaasadeed ee Muqdisho.

Read more... (2111 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Muuse Suudi Oo IGAD Uga Digay Shirka Jowhar..
Posted by
Editor on Sunday, November 06, 2005 - 03:02 AM (30 Reads)
Waxaa aad isu soo taraaya welwelka laga muujiyaano shirka la sheegay inuu dhowaan ka dhici doono magalaada Jowhar oo xarun u ah garabka Dowlada FKMG ah ayna ku yeelan doonaa wakiilo ka socda Wasiiro dibadeedka IGAD...

Read more... (1200 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Ganacsade Jamaac Buluug Oo Saameyn Ku Yeeshay Khilaafka Dowlada..
Posted by
Editor on Sunday, November 06, 2005 - 02:38 AM (49 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim oo ku sugan magalaada Neyroobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Ganacasade Jaamac Buluug oo ah Milkiilayah raxan Diyaaradaha yar-yar ee noocudu yahay Cessna ee u kala goosha Kenya & Soomaaliya...

Read more... (1285 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Prof.Geedi Oo Martiqaad Ka Helay EU-da....
Posted by
Editor on Sunday, November 06, 2005 - 02:03 AM (15 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow Xafiiska Wasiirka 1aad ee Dowlada FKMG ah ee Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geedi ayaa sheegaya inuu martiqaad ka helay midowga Yurub...

Read more... (756 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Dowlada Ethiopia Oo Bangi Ka Furaneysa Magaalooyin....
Posted by
Editor on Sunday, November 06, 2005 - 01:46 AM (29 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Xukuumada Federaalka Ethiopia ay qorsheyneyso iney dhowaan ka furto magaalooyin ka mid ah Gobolada Soomaaliya & magaalooyin ka xadka saaran ee kilinka 5aad ee Ethiopia...

Read more... (853 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Ganacsatada Sokorta Oo Ka Heshiiyay Khilaafkii...
Posted by
Editor on Sunday, November 06, 2005 - 01:30 AM (16 Reads)
Kadib markii dhowaan khilaaf xoogan soo kala dhex galay ganacsatada soo dejisa Sokorta, ayaa ilo xogogaal ahi waxey sheegeen iney ka heshiiyeen murankii khilaafkaasi dhaliyay...

Read more... (870 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Itoobiya Waxaa Ku Dhacay Habaarkii Shacabka Somaliyeed.
Posted by
calin on Saturday, November 05, 2005 - 08:13 AM (46 Reads)
Rabshadihii iyo kacdoonkii ka socday maalmihii lasoo dhaafay caasimada Adis-Ababa ayaa hada ku fiday magaalooyin kale oo ay ka mid tahay magaalada labaad ee ugu wayn dalkaas Bahar Dar. Waxa kale oo kacdoonku uu gaaray magaalooyinka kala ah Dessie, Gondar, Bahar Dar, Arba Minch, Awassa, Dire Dawa.

Read more... (757 bytes more) Comments
Gaadiidkii Ciidan Ee Ceelmacaan Oo Jowhar Gaaray...
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 09:01 AM (3 Reads)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in xalay ay halkasi gaareen Gaadiidkii Ciidan ee dhowaan laga soo dejiyay Dekeda Dabiiciga ee Ceelmacaan....

Read more... (1060 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Isku Day Gadood Oo Xabsiga Hargeysa Ka Dhacay..
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 07:31 AM (8 Reads)
Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee xarunta deegaanada maamulka Somaliland ayaa sheegaya in iska horimaad hubeysan uu xalay ka dhacey gudaha Xabsiga magaalada Hargeysa..

Read more... (1237 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Tahriibayaal Soomaali & Kuwo Kale Oo Turkiga Lagu Qabtay...
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 06:39 AM (8 Reads)
Booliska dalka Turkiga ee ilaaliya xudduudaha ayaa dhowaan waxay gacanta ku dhigeen tahriibayaal Soomaaliyeed & kuwo kale oo doonayay inay sharci darro ku galaan dalka Turkiga.

Read more... (1300 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Garabka Jowhar Oo Baasabor Ethiopian ahi Loo Keenay..
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 03:17 AM (32 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oolaga helay ilo muhiim oo ku sugan degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in halkasi ay dhowaan soo gaareen saraakiil ka socota waaxda Socdaalka ee Xukuumada Federaalka ee Ethiopia...

Read more... (916 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Shirkado Talyaani Ah Oo Haraaga Warshadahooda U Soo Wada….
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 03:04 AM (20 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku sugan dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in heshiis hoose ay ku wada gaareen magaalada Milano Mas’uuliyiin uu Dowlada FKMG..

Read more... (949 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga Oo Xamar Weyne Kula Kulmay Shirkadda Al-Faghi.
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 02:54 AM (7 Reads)
Waxaa maalintii shalay kormeer ku tegay degmada Xamar weyne Masuuliyiin ka tirsan Midowga maxaakiimta Islaamiga uuna horkacayey guddoomiyaha midowgaasi Sheekh Shariif Sh. Axmed, waxeyna si nabad ah ku tageen xaruntii Al-faghi ee tarjumi jirtay aflaanta, kuna tiilay degmada X/weyne..

Read more... (940 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Jowhar: Kooxda Golaha Wasiirada Oo Ku Guulaysatay Wan La Huwiyay Calanka Som.
Posted by
Editor on Thursday, October 20, 2005 - 02:49 AM (13 Reads)
 
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxey sheegayaan in Madaxweynaha Dowlada FKMG ah ee Soomaaliya Col.C/laahi Yuusuf uu ka qeyb galay tartan ciyaareed lagu maamuusayay Nabada....

Read more... (873 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Wasiiro Xilka Laga Qaadi Rabo (Laba Kaclaynta Kacaanka 10 Oktobar)
Posted by
calin on Wednesday, October 19, 2005 - 07:19 AM (78 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegaya in la wado darasad lagu doonaayo in dib loo shaandheeyo Golaha Wasiirada ee Dowlada FKMG ah,...

Read more... (842 bytes more) Comments? Send this story to someone Printer-friendly page

Saraakiil Sirdoonka Ethiopia Ah Oo Jowhar Soo Gaaray.
Posted by
Editor on Wednesday, October 19, 2005 - 05:10 AM (47 Reads)
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ayaa sheegaya in degmada Jowhar oo xarun KMG u ah Garabka uu hogaamiyo Col. C/Laahi Yuusuf Madaxweynaha Dowlada FKMG ay dhowaan soo gaareen saraakiil ka tirsan sirdoonka Itoobiya.

Read more... (1048 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Baananbax Maalintii 2aad Ka socda Muqdisho...
Posted by
Editor on Wednesday, October 19, 2005 - 04:55 AM (25 Reads)
Banaanbax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banadir oo looga soo horjeedo xariga Cabdi Xasan cawaale Qeybdiid ayaa waxa uu maalintii labaad oo xiriir ah ka socdaa fagaaraha weyn ee Tirabuunka magaalada Muqdisho..

Read more... (1241 bytes more) Send this story to someone Printer-friendly page

Xawilaada Amaana waa hormuudka xaawaladaha
amaana.gif
Dag Dagsiima doonoo amaana hamoogaa

Qeybta 2 Ee Wararka

Wararkii Maanta - Qaybtii 3aad Oktooba 17, 2005
Dowladda Federaalka garabka Jowhar oo Sweden iyo Beesha Caalamka u sheegtay in aanu Cabdi Qeybdiid xil ka heynin Dowladda Federaalka - Isniin, October 17, 2005(HOL): Kadib markii uu soo baxay warkii ku saabsanaa in xarig lala dhigay Col. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo saakay waaberigii lagu xiray xabsi ku yaala dalka Sweden ayaa waxaa maanta arrintaas warsaxaafadeed ka soo saaray Dowladda Federaalka Soomaaliyeed garabkeeda ku sugan Magaalada Jowhar.. (Wararkii Maanta Qaybtii 3aad )
News Update Monday , Oct. 17, 2005 (Part II)
Puntland launches AIDS Commissions (PAC) - UNAIDS
Islamic group allegedly raids Somali studio  - IOL

Yemen: Somali Migrants Deefy Smugglers, 21 dead  
- AKI
Scientists detect 'milky sea' phenomena off the Somali coast-PhysOrg
Wararkii Maanta - Qaybtii Labaad Oktooba 17, 2005
Dowladda Federaalka oo ka codsaday Dowladda Yemen in ay u tababarto Rag Duuliyayaal ah - Isniin, October 17, 2005(HOL): Warar aynu ka helnay magaalada Jowhar oo fariisin u ah garabka Dowladda Federaalka KMG ah ee uu hoggaamiyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa sheegaya in dowladda Yemen ay ka ogolaatay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf in ay u tababarto ilaa 12 duuliye, kuwaasi oo ka mid noqon doona ciidamada Cirka ee Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya. (Wararkii Maanta Qaybtii Labaad , Oct. 17, , 2005)

News Update Monday , Oct. 17, 2005

Somali man arrested in Sweden suspected of genocide  - AFP
UN condemns arms embargo violations  - IRIN

Wararkii Maanta - Isniin Oktooba 17, 2005
Cabdi QaybdiidCabdi Qeybdiid oo sabab la xiriirta in uu Soomaaliya xasuuq ka geystay loogu xiray dalka Sweden - Isniin, October 17, 2005(HOL): Sida ay saakay shaaciyeen Wargeysyada Dalka Sweden ka soo baxa waxaa xalay magaalada Lund ee isla dalkaas lagu qabtay Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ahaa wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Md. Shariif Xasan Shiikh Aadan oo halkaasi shir ku saabsan horumarinta Dimoqraadiyadda uga qeybgalay (Wararkii Maanta, Oct. 17, , 2005)
Wararkii Maanta - Axad Oktooba 16, 2005
Mowliid Macaani oo kula taliyay Maxamed Qanyare in uu Handadaada ka daayo Dowladda Federaalka Soomaaliyeead Axad, October 16, 2005(HOL): Wasiirka Dhulka Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed Md. Mowliid Macaani Maxamuud oo maanta xafiiskiisa magaalada Jowhar shir jaraa’id ku qabtay ayaa wuxuu kula taliyay Wasiirka Amniga Qaranka Md. Maxamed Qanyare Afrax in uu handadaada ka daayo dowladda Federaalka Soomaaliyeed.. (Wararkii Maanta, Oktoobar 16, , 2005)

Bishaaro Bishaaro Bishaaro www.orodoow.4t.com
abuu.jpg
Agaasimaha iyo isu duwaha webka Orodoo waxuu idiinku soo daray waxyaaba idin cajab galiya

Waxaanu idiin ballan qaadeeynaa waxii aad codsataan inaan idiin soo galino intii karaankeena ah hadaba haka caajisin inaad halkaan riixdo codsigaadana soo dirdato mustaf_280@hotmail.com ama mustafa_yare@yahoo.com

 

Dooqaada Cayaar

Please get in touch with any comments or reactions to my site.

waxaad nagala soo xeriirtaa webmaster@mustafyare.com ama emailada kor ku xusun

www.orodoow.4t.com waa no 1 inta web somali wax qorta hadaba xaqiiqa doonoow orodoow ha moogaan